Waxaad hoos ka daawataan muuqaal hordhac ah oo kusaabsan shir balaadhan oo maanta lagu qabtay caasimada dalka Kenya ee Nairobi. Shirkan oo si wanaagsan loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qaybgalay shacab, masuuliin iyo maamulka Jaaliyada Bariga Africa ee JABSO.

Faah faahinta shirkan ayaan wararkaanaga dambe idiinku soo gudbin doonaa haduu ilaahay yiraahdo ee hamoogaanina ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay