Waxaa magaalada Minnesota ee carliga Maraykanka lagu qaban doonaa Shirwaynihii Jaaliyaadka Somalida Ogadenya ee sanadlaha ahaa. Shirkan ayaa waxaa sanadkan nasiib u yeeshay Jaaliyada magaca iyo maamuuska wayn leh ee ka hawlgasha magaalada Minnesota.

Faah faahinta taariikhda, wakhtiga iyo goobta Shirwaynaha Jaaliyaadka lagu qabanayo waxaan ka heli kartaan ogaysiiskan hoos ku xusan ee hamoogaanina.

ONA

unknown

.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay