Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) oo hadda ka taabagalay dhamaan qaaradaha aduunka ayaa saxaafadda caalamka gaar ahaan kuwa Somalida ay aad ula socdaan dhaq-dhaqaaqa ay sameyaan ee caalamka ay ugu sheegayaan dhibaatada lagu hayo shacabkooda. Waxaad halkan ka daawan doontaan wareysi aad u qota dheer oo madaxa OYSU faraca MN ay kaga xogwaramayaan xaaladda ururka iyo dalka iyo shacabka S.Ogadenya.

 

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay