Ogaysiis muhiim ah xafladii sanaadguuradii 32-aad ee aas aaska JWXO Scandinavia oo lagu qabanayo caasimada wadanka Sweden ee Stockholm. Waxaa shacabka Somalida Ogadenia iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed ee gobanimada jecel gumaysigana neceb lagu wargalinayaa inay kasoo qaybgalaan munaasabadan.

Waxaa lagu wargalinayaa in  20/08/2016  xafladii sanadguurada Jabhhada Wadaniga Xoreynta Ogadenia lagu qaban doono caasimada wadanka Sweden ee Stockholm saacadu marka tahay 17.00-23.00 PM (5-11 fiidnimo) waxaa xafladan inagala soo qayb galin doona masuuliyeen ka socota jabhhada ONLF .

Wadamada ka sooo qayb gali doona xafladan waxaa kamid ah Sweden, Norway, Denmark iyo Finland.

xayasiin uagust111xayasiin uagust111
xayasiin uagust11

By heegan

Sweden  ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay