Ogaysiis.. Jaaliyada Norway oo qabanaysa bandhig faneedkii sanadlaha ahaa
Jaaliyada Ogadenya ee Norway ayaa qabanaysa bandhig faneedkii sanadlaha ahaa ee ay sanadkiiba mar qaban jirtay halkas oo ay kusoo bandhigaan cayaaraha hidaha iyo dhaqanka Ogadenya iyo waxyaabo kale oo soo jiidasho leh.
HALKAN KA DAAWO
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.