Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulsho-waynta Soomaliyeed ee ku dhaqan wadanka Denmark, gaar ahaan magaalada Copenhagen & nawaaxigeeda in laqaban doono haduu ilaahay yiraahdo Sanad-guuradii 32-aad ee kasoo waregtay  aas aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya ee (JWXO/ONLF).

Hadaba waxaan ugu baaqaynaa dhamaan shacab-waynaha somaliyeed in ay kasoo qayb galaan xafladaas lagu xusi doono aas aaska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya oo la Qaban doono 21/08/2016  haddi u ebo idmo..

 

Faah faahinta goobta iyo wakhtiga munaasabadan laqaban doono waxaad kaga bogan kartaan muuqaalkan hoose ee hamoogaanina.

image-0-02-01-09380a554da9e04f2b52cf7beffc9e62f5497ac3628f936379fcccb44052c2a1-V

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay