Waxaa dhamaan shacabwaynaha Somaliyeed ee ku dhaqan wadanka Koonfur Africa gaar ahaana magaalada Johansburg iyo nawaaxigeeda la ogaysiinayaa inay kasoo qayb galaan mudaaharaad balaadhan oo ka dhici doona magaalada Johansburg 18/08/2016 hadii Alle idmo.

Mudaaharaadkan ayaa waxaa lagaga soo horjeedaa Taliska gabalkiisii dhacay ee TPLF waxaana si wada jir ah u qaban doona dhamaan shucuubaha kala duwan ee ku midaysan Isbahaysiga Shacabka ee Xoriyada & Dimuqraadiyada loona soo gaabiyo PAFD.

Hadii aad Joogto pretoria iyo nawaaxigeeda iyo gobolada kalaba waxaa kuu diyaara gadiidkii aad raaci lahayd si aad uga soo qayb gasho banaanbaxa gumaysiga lagaga soo hor jeedo. Hadaba wixii faah faahin ah ee intaas dheer Hoos ka fiirso.

13938339_692301034257439_7283172360002274647_n

 

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay