Filim looga hadlayo Qadiyada Ogaden ayaa lagu soo bandhigaya Carwada South London Gallery oo ah goobaha ugu waaweyn ee dalka UK lagu soo bandhigo muuqalada loo yaqaano Arts. Filimkan ayaa la daawan doona Fiidnimada Abacada 17 August 2016 saacadu markay tahay 7 Fiidnimo.

Filimkan waxaa sameysay gabadh filimada sameysa oo lagu magacaabo Sara Bernardo.

Carwadan waxay u fuirantahay dadkoo idil qofkii raba innuu daawado filimkaas waxaa uu iska qori karaa mareegtan hoose

http://southlondongallery.org/page/recreative-screening

Waxaa kale oo lagu daawan doona bandhigan filimaan kale oo ay soo diyaariyeen khubaro kale.

Goobta Bandhigan lagu qabanayo waa 65-67 Peckham Road London SE5 8UH.

Hamoogaanina Flimkan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay