Jaaliyada Somalida ogadeniya ee ku dhaqan wadanka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxay qabanaysaa Xaflad balaadhan oo lagu xusaayo sanad guuradii 32-aad ee kasoo wareegtay aas aaskii Jabhada wadaniga Xoraynta Ogadeniya (JWXO).

Xafladan ayaa waxaa looqaban doonaa si aan horay loo arag waxaana lagu soo bandhigi doonaa wacdaro ka duwan kuwii hore. Waxaa kaloo diyaar ah Kooxda Danad ee Xidigaha Bariga Africa ood uga barateen inay idiin soo bandhigaan dhaantooyin iyo riwaayado ka turjumaya xaalada wadanka Ogadeniya.

Faah faahinta wakhtiga iyo goobta xafladu ka dhacayso waxaad ka heli kartaan muuqaalkan hoose.

14074454_10208520720154226_1381484744_o

IMG-20160818-WA0104

 

 

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay