Mudaharaad lagaga soo horjeedo gumaysigana daalan wakhtigiisu dhamaaday ee tigreega ayaaa lagu qabtay caasimada wadanka Sweden banaanbaxan waxaaa soo abaabulay jaaliyaddaha Ogadenia /oromia iyo ahmaaro waxaaan lagaga hadlay falaalka guracan eee xukumada gumaysiga ee wakhtigeed hada soo dhamaaday ee afka ciida sii daraysa waxaa kale ka soo qayb galay xildhibaan sweden ah hoos ka daawo muuqaalka

By Heegan

Sweden ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay