Dhalinta Silent Cry ayaa daah fur u sameysay qorshaha Silent Cry ee Sanadka 2012 iyo Barnaamijyo ay u hayyaan bulshada oo dhowaan caalamka oo dhan ay ku wareejin doonaan. Silent Cry oo horey daafaha dunida laga daawaday ayaa dad badan ay sugayaan waxa ay soo waddaan waxana ololaha silent cry wareysiyo kaso sameyay Barnaamijka Ilays oo halkan hoose qeybti kowaad aad ku daawan doonto filimka hoose.

Wadanka UK ayaa waxa yimid masuliyiin kasocda silent cry oo ka kala yimid wadanka Australia iyo Finland iyaga oo ay dhalinta UK ay kala qeyb qaaten barnaamijka daah furka qorshaha silent cry worldwide campaign. Sidoo kale waxa barnaamijkan mid lamid ah uu ka dhacay guud ahaan caalamka oo dhan sida Denmark, Finland, Norwey, Holland iyo goobo kale oo caalamka kanid ah.

Barnaamijka Silent Cry ayaa ah qorshe kamid ah waxqabadka Ururka dhalinta Ogadeniya ee OYSU.

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay