Gudoomiyaha Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya Adm.Maxamed Cumar Cismaan ayaa khadka isgaadhsiinta kaga soo qayb galay shirweynaha 21aad ee jaaliyadaha Ogadenya oo sanadkan ka dhacaya wadanka Maraykanka.

Gudoomiyaha ayaa kalmad kooban oo loogu talagalay shirweynaha u jeediyey shacabka Ogadenya guud ahaan gaar ahaana kasoo qayb galayaasha shirweynaha oo isaga kala yimid daafaha caalamka.

Kalmadan ayuu gudoomiyuhu kaga xaal waramay xaaladaha murugsan ee gumaysigu ku sugan yahay iyo sida loogu baahan yahay in loo midoobo isbadal kasta oo ku yimaada gumaysiga iyo geeska afrikaba.

                                                 HALKAN KA DAAWO

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay