Gudoomiyaha Jaaliyada Ogadenya ee Minnesota mudane: Cabdinaasir Xirsi Axmed (Gaani) ayaa shirweynaha 21aad ee jaaliyadaha Ogadenya si rasmi ah u furay wuxuuna halkaas uga mahadceliyey masuuliyiinta JWXO iyo wufuuda ka kala timid daafaha caalamka ee shirweynaha kasoo qayb gashay.

Sidoo kale Shirweynaha ayaa lagu furay kalmad diini ah oo uusoo jeediyey Sheekh Axmednaasir Sugulle oo wacdiga iyo baraaburinta halganka ka sokoow uga taariikheeyey shirweynaha waxyaabihii uu usoo joogay tan iyo intuu gumaysigu cagta soo dhigay gayiga Ogadenya.

                                              HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay