Mudane Xasan Tukri Xuseen Xayle oo ah xidhiidhiyaha Jaaliyadaha Maraykanka ahna xildhibaan ka tirsan golaha dhexe ee JWXO ayaa shiwrweynaha 21aad ee ka socda cariga Maraykanka kusoo dhaweeyey masuuliyiinta JWXO iyo wufuuda martida ku ah cariga uu xidhiidhiyaha ka yahay.

Xidhiidhiye Mudane Tukri ayaa kasoo qayb galayaasha shirweynaha ku booriyey inay sii laban laabaan howlaha halganka ee ay hayaan si loo gaadho guusha mardhow looguna diyaar garoobo isbadalada muuqda ee kasoo bildhaamaya geeska Afrika.

                                         HALKAN KA DAAWO

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay