Mudane Maxamed Rashiid Sh.Cabdullaahi oo ah g/kuxigeenka hogaanka Abaabulka iyo Arimaha jaaliyadaha ee JWXO ahna xildhibaan ka tirsan G/dhexe ee JWXO ayaa shirweynaha 21aad ee jaaliyadaha Ogadenya kaga warbixiyey xaaladaha ay kusugan yihiin jaaliyadaha iyo isku xidhnaanta guud ee ka dhaxay.

Sidoo kale g/kuxigeenku wuxuu ku nuuxnuuxsaday in lasoo gaadhay xiligii ay jaaliyaduhu guntiga dhiisha isaga dhigi lahaayeen si loo kordhiyo dadaalka ay kujiraan,wuxuuna Mudane Maxamed Rashiid qeexay qaabka ay jaaliyadaha iyo masuuliyiintoodu u wada shaqeeyaan.

                                                             HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay