Waxaa hada  furmay malintii 2aad  shirwaynihii 21aad ee Jaliyadaha Ogadneya ee kasocday Minnesota wadanka Maraykanka.

Shirweynaha maanta ayaa waxaa kasoo qayb galay marti sharaf badan oo ka kala soctay wadanka Maraykanka,jamhuriyada Soomaaliya iyo ergooyin ka wakiil ah isbahaysiga PAFD oo shirka si rasmi ah loogu casuumay,waxayna shirweynaha ka jeedin doonaan khudbado ay kaga hadli doonaan halgankooda iyo sida ay uga goan tahay inay ka xoroobaan gumaysiga Itoobiya.

 

Faahfaahinta maalinta 2aad ee shirweynaha kala soco ONA.

Shirkii Ogadenya Malintii 2aad Minnesota (11) Shirkii Ogadenya Malintii 2aad Minnesota (10) Shirkii Ogadenya Malintii 2aad Minnesota (9) Shirkii Ogadenya Malintii 2aad Minnesota (8) Shirkii Ogadenya Malintii 2aad Minnesota (7) Shirkii Ogadenya Malintii 2aad Minnesota (6) Shirkii Ogadenya Malintii 2aad Minnesota (5) Shirkii Ogadenya Malintii 2aad Minnesota (3) Shirkii Ogadenya Malintii 2aad Minnesota (2)

ONA.

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay