Shirka ayaa si habsami ah u socda. Waxaa ka soo qaybgalay shirka oo khudbado tarikhiya hada si toosa u soo jedinaya ururada mucaradka ah ee matala dhamanba qowmiyadaha uu tigreegu gumaysto.

Waxaa shirkan manta hoosta laga xariiqay in heryada Gumaysiga  Tigreega si midaysan la isaga tuuro, kadibna ay qowmiyad kasta ikhtiyar u yelato masirkooda siyasadeed ee ay dantoodu ku jirto.

Waxaa xusid Mudan in uu manta Omar Podi oo as siyasi Somaliyeed oo ka tirsan xisbiga dimuqradiga ee wadanka Maraykan uu sabeen ku xudhay shacabka somaliyeed. Waxaa uu Xaal marin ka bixiyay hadaladii jaifada ahaa lahaa ee uu ku tilmamay naftood hurayaasha ONLF. Wa uu keenay sabeen iyo xal marin isagoo bixiyay, Kitaab quran, Cumamad, iyo calanka Ogadenya.

Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (25) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (26) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (27) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (28) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (29) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (30) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (31) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (32) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (33) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (34) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (35) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (36) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (37) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (38) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (39) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (40) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (41) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (42) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (43) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (44) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (45) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (46) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (47) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (48) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (49) Malintii 2 aad Shirkii Ogaden (50)

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay