Wararka naga soo gaadhaya magaalada
Qabridahare ee xarunta Gobolka
Qoraxay ayaa sheegaya in ay ciidanka gumaysigu
barakicin baahsan
kagaysteen dad badana ay xabsiga dhigeen, Sida
warkan oo aan xarunta
dhexe kahelay uu sheegay ciidamada Wayaanaha
ayaa 17-20/8/16 magaalada
kagaystay barakicin xoogan waxayna ciidanka
cadawgu baabi’iyeen
xaafado dhowr ah oo ay dad badana, Dadka
loogaystay dhibaatooyinka
baro kicinta iyo xidhayga ah oo aad ubadan
waxaa kamid ahaa
1 iid macalim xassan
2 maxamuud cabdi saxane
3 maxamuud xassan
4 suleekha sh cabdulaahi
5 asmo sheekh yuusuf
6 aamina maxamuud cismaan
7 maxamad nuur
8 cabdiyare maxamuud garaad
9 caliyare yuusuf digaale
10 buraale axmad yaasiin
11 maxamuud cabdi badaw
12 maxamuud barkhadle saxane
13 maxamad xuseen
14 cosob faarax nuur
15 bashiir sh maxamad
16 hire ibraahin faarax
17 cabdulaahi cabdiwali
18 gordo cabdi yoonis
19 maxamuud barkhadle
20 qaali ismaaciil cali
21 khaliif daahir cabdulaahi
22 cabdi maxamad faarax
23 faadumo faarax
24 istar haybe saxane
25 astur haybe saxane
26 cabdiyare barkhadle
27 qamar maxamuud maxamad
28 geelle cabdi dhicis
29 cabdi hire cabdi dhicis
30 maxamad cabdi xassan
31 axmad maxamuud nuur
32 cbdikayd xassan
33 cabdi maxamad nuur
34 xaliimo xassan oo 90 jir ah
35 canab sheekh ibraahin oo waayeel ah
36 shugri maxamuud daahir oo waayeel ah.
Waxaa kale oo jira dad kale oo badan oo kamid
ah dadka xabsiga
ladhigay isla markaana labaro kiciyay.

18/8/16 Dagmada Goday ee xarunta Gobolka
Shabeelle waxaa lagu xidh
xidhay dad aad ubadan waxaana magacyadooda
helay dadka kala ah.
1 xassan cabdi ibraahim
2 khadra cabdi ibraahim
3 cabdikhadar cabdi ibraahim
4 sacda macalim xassan
5 qaasim shaafici axmad
6 cismaan cabdi ibraahim
7 bashiir cabdi ibraahim
8 bashiir siyaad ibraahim
sida warku sheegayo waxaa xabsiga laga waayay
oo wayaanuhu labaxeen
Cabdikhadar Cabdi Ibraahin iyo wiilal kale
waxaana loobadinayaa in ay
dileen.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay