Waxaa hada ka socda magaalada Gajam ee gobolka Axmaarada mudaaharaadyo waa wayn oo gumaysiga lagaga soo hor jeedo mudaaharaadadan ayaa waxay ka socdaa tuulooyinka badan kuwaas oo ay kamid yihiin Durbete Enjibara iyo kosobar oo intuba magaalada Gojam kamid ah

Ciidamada iItoobiya ayaa isku dayaya inay kala caydhiyaan dibad baxayaashan waxayna culays saareen goobaha ay  hadda ka socdaan mudaaharaadka rabshadaha wata.

Haddaba hoosbka daawo iyada oo muuqaal  ah.

 

ONA

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay