Halgame Mahamed-rashiid Sheekh Abdullahi k/geenka  Hogaanka Jaaliyadaha iyo Abaabulka Jabhada wadaniga Xoreynta Ogadenia oo  wareysi xiisa badan siiyay  Warbaahinta Ogadenia ayaa  uga waramay dhacdooyinkii ugu danbeeyay dalka iyo dibadaba.

Mr Mahamed-rashiid ayaa  waxaa uu Wareysigiisa  ku sheegay in Bishan aynu ku jiro ee ogey Aduunka dalacadiisa  ka socdaan shirar iyo mudaharaado ka dhan ah Gumeysiga Ethiopia ooy wadaan jaaliyadaha Ogadenia, kuwaasi oo lagag soo horjeedo Xasuuqa iyo Tacadiyada  ay  Ethiopia ka wado wadanka Ogadenia, wareysigan oo ah mid dhinacyo badan taabannaya  ayaa waxaa uu Hogaanku ugu danbeyntii ku soo afmeeray baaq uu shacabka Ogadenia Gumeysidiidka iyo Gumeysi kal kaalka ugu baaqay inay meel uga soo wadajeedsadaan sidii Gumeysiga Gabalkiisu dhacay laysu dabaraacinlahaa.

Hoos ka Daawo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay