Shirweynaha 21aad ee jaaliyadaha Ogadenya oo labadii maalmood ee uu socda qabsaday magaalooyinka mataanaha ah ee Minneapolis iyo Snt.Poul ayay weli damaashaadkiisu ka socdaa gobolka Minnesota oo dhan.

Halgame Geele oo kamid ah tiirarka jaaliyada marti galisay shirweynahan ayaa ka warbixinaya shucuurta taala madasha iyo gobolka Minnesota oo dhan.

                                                  HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay