Axad 28 August 2016 -Shirwaynihii 21 aad ee Jaliyadaha Ogadenya uga socdaya Minnesota cariga Maraykanka  ayaa galay malintii 3 aad. Shirkuna daqiqado kahor ayuu furmay.

Shirkan ayaa manta waxaa lagu gorfayn doonaa haduu eebe idmo qorshayashii lugu hormarin lahaa howlaha halganka iyo Qodobadii lagu shaqayn lahaa sanadka cusub.

waxii war ah dib kala soco Ogadennet.com.

Malintii sadexad Shirwaynihii 21 (12) Malintii sadexad Shirwaynihii 21 (11) Malintii sadexad Shirwaynihii 21 (10) Malintii sadexad Shirwaynihii 21 (9) Malintii sadexad Shirwaynihii 21 (8) Malintii sadexad Shirwaynihii 21 (7) Malintii sadexad Shirwaynihii 21 (6) Malintii sadexad Shirwaynihii 21 (5) Malintii sadexad Shirwaynihii 21 (4) Malintii sadexad Shirwaynihii 21 (3) Malintii sadexad Shirwaynihii 21 (2)

 

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay