Ayadoo uu malmahan gobolka Minnesota ka socday shirwaynihii Jaliyadiha Ogadenya ee 21 aad ee calamka ayaa waxaa xusid mudan in calankii Ogadenya uu qabsaday wadoyinka gobolka Minnesota ayadoo aad arkaysid in baaburta wadoyinka wawayn socda ay ka babanayaan calanka Ogadenya.

 

Arintan ayaa aad uso jidatay dadka Somalida ah iyo kuwa aan Somalida ahayn intaba.

Minnesota iyo Calankii Ogadenya  (9) Minnesota iyo Calankii Ogadenya  (8) Minnesota iyo Calankii Ogadenya  (7) Minnesota iyo Calankii Ogadenya  (6) Minnesota iyo Calankii Ogadenya  (5) Minnesota iyo Calankii Ogadenya  (4) Minnesota iyo Calankii Ogadenya  (1) Minnesota iyo Calankii Ogadenya  (2) Minnesota iyo Calankii Ogadenya  (3)

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay