Barnaamijkii Ileys ee todobaadkan ka baxay EriTV
Waxaad hoosta ka daawan doontaan barnamijkii xiisaha lahaa ee Ileys oo shalay oo Arbaca ahayd laga daawaday EriTV .. Barnaamijka Ileys ayaa maalinkasta oo Arbaca ah waxaa laga daawan karaa ArabSat saacadda AfrikadaBarimarkay tahay 6:00 galabnimo, iyadoo lagu soo celiyo Subaxnimada Khamiista ah saacadda marka ay tahay 6:30 Subaxnimo.
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.