War hordhac ah oo hada naga soo gaadhay magaalada Dhagaxbuur xarunta Gobalka jarar ayaa sheegaya in shalay Casarkii Dagaal xoogan uu ku dhaxmaray laba kooxood oo ka wadatirsanaa Hawaarinta dagan  Daaca Higlalay oo kamid ah Dagmada Dhagaxbuur.

warka ayaa intaasi ku daraya in saaka Hospital Dhagaxbuur lageenay Dhaawacya dagaalkii dhaxmaray labada kooxood ee islaayay, sidoo kale waxaa Xabsiga Dagmada Dhagaxbuur lagu soo xidhay Ninkii heystay Maleeshiyaadka halkaasi isku laayay oo magaciisa naloogu sheegay Shihalage Abdinaasir.

Wixii ka soo kordha Warar keena danbel kala Soco.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay