Daawo: Kulankii Umadeena iyo Kala Kicii Gumaysiga.
Kulankii Umadeena iyo kala kicii gumaysiga waa hordhaca Riwaayad Cusub oo lagu soo dhaweynayo sanadguurada 32-aad ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO),waxayna riwaayadan ka dhici doontaa magaalada London, wixii faah faahin ah ka daawo hordhaca riwaayada.
HALKAN KA DAAWO
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.