Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka Sucuudi Arabia Faraca Alxasa iyo Nawaaxigeeda waxaa La ogaysiinayaa inay kasoo qayb galaan Xaflad balaadhan oo lagu xusi doono Sanad Guuradii 32 aad ee kasoo wareeg tay aas aaskii Jabhada Wadaniga  Xoraynta Ogaadenya.

Xafladan waxaa la qaban doonaa marka ay Taariikhdu tahay   12/09/2016 Taariikhda Hijriga ah na ay ku beegan tahay 10/12/1437 saacaduna ay tahay 7:30 pm

Hadaba waxaan ugu baaqaynaa dhamaan Qaybaha kala duwan ee bulshada ee ku dhaqan Alxasa iyo nawaaxigeeda inay kasoo qayb galaan

Wixii Faah Faahina ee intaas dheer Hoos ka fiiri

 

image-0-02-01-85e98dd37d582a2fa9b5875c7f5a5598dd22d671ecd6d26c2a0cda503aa274e8-v

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay