Shirwaynihii Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadeniya ee (OYSU) ayaa waxa lagu qaban doona haduu ilaahay yiraahdo wadanka Germany gaar ahaan Magaalada Fronkfor.

Hadaba waxaa dhamaan faracyada kala duwan ee OYSU si naxariis leh looga codsanayaa inay kasoo qaybgalaan shirwaynaha ururka. Waxaa marti sharaf u ah kulankan madax iyo Masuul kamid ah Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya ee (JWXO).

Wixii faah faahina intaas dheer waxaad ka dheehan kartaan muuqaalkan hoose oo muujinaya goobta iyo taariikhda shirwaynaha OYSU.

fb_img_1473350321720

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay