Waxaa dhamaan Bulshada Somaaliyeed ee ku nool Magaalada London ee Waddanka Britain la Ogaysiinayaa in Carwada weyn ee Portobello Filim Festival oo lagu daawanayo Maanta oo Sabti ah Filimka Cusub ee Graham Peeble ee lamagac Baxay Ogaden iyo Fadeexada Dalka Ethiopia.

Filimkan oo dad aad u badan daawan doonaan ayaa lasoo bandhigaya sida sawirka ka muuqda xaaladda dhabta ah ee ka jirta Ogaadeenya Iyo Tacaddiga joogtada ee Ethiopia ka gaysato Dhulka Ogaadeenya.

Halkan hoose ka eeg Address ka Goobta Flimka lagu daawan doono Inshaa Allaah.

Portobello Film Festival oo laguso ban dhigayo filimka Cusub ee Graham “OGADEN” oo ka hadlaya qadiyada Ogaden.

Goorta: 7:30pm Sabti 10/ 09/16.
Goobta: Kph. 130 ladbroke Grove. W10 6HU.

Train station: Ladbroke Grove tube station. Circle and hammersmith and City lines.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay