Dad aad u farabadan oo ka soo jeeda Jaaliyadda Somalida Ogadeniya ayaa mudaaharad ku hor qabtay Hotel uu shir ooga socday safiirka  Itobiya ee u fadhiya Mareykanka iyo koox daba dhilif u ah wayaanaha. Jaaliyadda Ogadeniya ee magaalada Denver ayaa ka war helay in si dhuumaal ah uu safiirka Itoobiya ku qabanaayo shir kadibna waxaa looga hortagay mudaaharaad.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay