Shirkii sanaldaha ahaa  ee lagaga hadlo xuquuqda umadaha laga tirada badan yahay ayaa maanta ka furmay arunta Qaramada Midoobay ee Geneva. Heeyado badan oo u ololeeya xuquuqda aadanaha dadka dulman ee aduunka ayaa xaadir ku ah. OYSU, Ogaden Resolve Group, ARM iyo UNPO oo wada jira ayaa goobtaa ku sugan si aay u soo bandhigaan tacadiyada loo geeysto umada Ogaadeenya isla markaana ka dalbadaan in dunda ku garab istaagto shacabka Ogaadeenya xuquuqdooda dhamaan oo ay ka mid tahay xuquuqda aayo ka talinta.

 
 

2 Comments

  1. guled says:

    guul baan idiin rajeeyay mar kaad hadleeysaan haa qoslina hadaad ooyi kartaan waa ok

  2. mohamed says:

    Waa arin fiican in dadkaygu ay geeyaan qadiyada ogadenia miisaska caalamka ilaahay hayna guuleeyo dadaala iin sha allah waa guulaysanaynaa guul iyo gobonimo

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay