Gaadhi yar ooy dawlada Woyanhu lahayd ayaa waxa lagu gubay goob wax yar u jirta magaalada Addis Ababa ee casimada gumaysiga Itoobiya.

Gaadhigan la gubay ayaan ayaa waxa gubay shacabka kacdoonka wada ee ka soo hor jeeda gumaysiga Itoobiya ee gabalkiisii dhacay.

Xaalada gumaysiga Itoobiya ayaa maalin walba maalinta ka danbaysa faraha ka siibaxaysa.

Hoos ka Daawo Muuqaalka gaadhiga oo gubay haya.

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay