Waxaad hoosta ka daawan doontaan barnaamijkii xiisaha lahaa ee Ileys oo todabaad walba maalinta Arbacada ah laga daawado EriTV .. barnaamijka todobaadkan waxaa ku jira qaybtii afaraad ee wareysiyadii isadabajooga ahaa ee lagu wareysanayay dhalinyaradii u adkaysan kari wayday dhibka ay maleesiyada Hawaarinta oy ka tirsanaayeen ay ku hayeen shacabka. Dhalinyaradan oo markii la qoray loo sheegay wax aan jirin ayaa loo adeegsaday gumaadka shacabka.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay