Studiyaha Ilays TV ee magaalada Oslo ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Boqorka Raabka ilkacase Qays waraysigan oo Dhinacyo  badan taabanaya wuxuu fanaanku si adag uga hadlay nacaybka gumaysiga Itoobiya uu u qabo iyo inuu diyaar u yahay inuu tago gudaha Ogadeniya oo uu naftiisa u hurayo sidii Ogadenya gumaysiga looga xoraynayo.

 

Hoos ka Daawo Hordhaca Waraysiga

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay