Xoghayaha Golaha Dhexe ee ONLF Mudane  Mahamed Abdi yaasiin(Diirane) ayaa  wuxuu  Wareysigaar ah siiyay IlasyTV.Xoghaye Diirane  ayaa  waxaa uu siqoda  dheer uga  warbixiyay  xaalada  uu ku jiro shacabka Ogadenia , Sidoo kale wuxuu ka waramaya Burburka iyo kacdoonka  Qoomiyadaha Oramiya iyo Amharo ka wadaan Wadankaasi Ethiopia,Halgame Diirane ayaa  wareysigiisa  ku soo gunaanaday  Baaq uu shacabka Ogadenia  dal iyo dibadba u diray kaasi oo ujeedkii suu ahaa sidii loogu diyaar garoobi lahaa Gobanimada Ogadenia.

Hoos ka Daawo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay