Wakiilada Gumeysiga Ethiopia  ee ku sugan Ogadenia ayaa muddo hal todobaad ka hor ah waxaa soo gaadhay Amar ah inay Qaxootiga iyo Jabka guud ahaan ku dhacay Qoomiyada Tigreega ka mudaharaadaan,amarada noocan ah oo Abdi iley loo soo dhiibo ayaa waxaa uu filay maalintii shalayto.

Muwaadin kamid ah dadkii ka qeybgalay Mudaharaadka  Qasabka ah ayaa  waaxaa  uu Wareysi kooban siiyay wakaalada  wararka Ogadenia.

Hoos ka Daawo.

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay