Sida aad uga barateen Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA, waxay idiin soo gudbinaysaa Muxaadaro Diini ah. Waxaan todobaadkan u haynaa akhrisyaasha ONA ee sharafta badan, muxaadaro ciiwaankeedu uu yahay ” Jacaylka Qur’aanka ”, waxaa Muxaadaradan soo jeedinaya Allaha ka ajir siiyee Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi, ee daawasho wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay