Waxaan Ogaysiin haynaa dhamaan shacabnaha Soomaaliyeed intooda gumaysiga neceb kuna jiro Damiirka somalinimo ee nool kuna Dhaqan wadanka Kenya gaar ahaan magaalada Nirobi ee caasimada wadanka Kenya in lagu qaban doono shirwayn waxaana qaban haya jaaliyada Ogadeniya ee wadanka Kenya.

Shirkan wayn ayaa waxaa kasoo qayb galaya masuuliyiin ka socota jabhada wadaniga xoraynta Ogadeniya JWXO waxaana la qaban doonaa 01 october 2016.

Faah Faahinta Hoos ka Fiiri

fb_img_1475184971817  14517560_1621471254817380_2300031546945723868_n

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay