Waxaan Ogaysiinaynaa Dhamaan jaaliyada Somalida Ogadeniya ee wadanka Engiriiska gaar ahaana Magaalada London iyo Nawaaxigeeda in lagu qaban hayo shirwayn oo ay kasoo qayb galayaan xildhibaano ka socda wadanka Uk iyo Masuuliyiin Jabhadeed

Shirkan ayaa waxaa La qaban doonaa Maalinta Sabtida ah Taariikhduna ay ku beegan tahay

01/10/2016  London Uk  Saacaduna ay tahay 10:00 Am

Adress: 16 merrick road UB2 4AU

Wixii Faah Faahina intaas dheer ka Daawo Video ga Hoose

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay