Hobolada Waqooyiga America ayaa ku soo bandhigay heeso wadani ah iyo suugaan-halgameed kale oo aad u qiimo badan Shir-waynihii Jaaliyaadka Somalida Ogadenya ee dhawaan lagu qabtay Gobolka Minnesota ee cariga Maraykanka.

Waxaa kamid ahaa heesihii wadaniga ahaa ee shirkaas lagu soo bandhigay hees aad u dhaqaajisay damiirka iyo shucuurta dad-waynihii munaasabada shirkaas kasoo qaybgalay oo loogu magac daray ” Dhaxal”. Hadaba hoos ka daawo heestii Dhaxal iyo codadka Hobollada Waqooyiga America.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay