Qaar kamid ah Qurbajoogta  Qoomiyada Oramiya ayaa  Cadho xoogan kamuujiyay Calankii ay gubeen Koox gumeysiga Ethiopia u shaqeysa oo  ku sugan Yurub iyo  Deegaano kamid ah USA.Shacabka Oramiya ayaa fariin Culus u diray kooxdaasi sidoo kale waxay  Fariin u direen shacabka Ogadenia iyo Oramiya inay ka dheeraadaan ujeedada laga leeyahay Falkaasi fooshun, kaasi ooy ku Tilmaameen inuu yahay Qeybi oo Xukun kana danbeeyo Ururka Qoomiyada Tigree ee TPLF ooy isaga  haatan Badu ku kacsan tahay.

Hoos ka Daawo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay