Askari katirsan Ciidanka Midawga Africa (AU) ee ka hawlgala dalka Somaliya oo waraysi xasaasi ah siiyay Wargayska The Star oo kasoo baxay dalka Kenya ayaa shaaca ka qaaday siro badan oo ka daahsanaa mujtamaca Somaliyeed.

Hadaba muuqaalkan hoose ayaan idiinku haynaa warbixin dad badan oo Somali ah filansho waa ku noqday taasoo ku saabsan siraha uu askarigan AMISOm katirsan sheegay ee daawasho wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay