Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha ururka haweenka Ogadeniya (UHO) ee wadanka UK gaar ahaan magaalada London in Ururka Haweenka Ogadenia UHO ay qaban doonaan xaflad balaadhan oo looga hadli doono arimo muhiima oo ay kamid yihiin siminaar aqoon iswaydaarsi ah.

Xafladan ayaa waxaa sidoo kale marti ku ah kana soo qayb gali doono ururada haweenka wadanka Eritrea iyo Gobolka Oromiya, xubno kasocda Baarlamaanka UK iyo ururada bulshada ee Soomaali wayn, waxaa kale oo kasoo qayb gali doona masuuliyiinta ururka haweenka Ogadeniya ee London.

Xafladan ayaa waxaa la qaban doonaa  bisha October-22-2016 ka hadii Alle idmo.

Wixii Faah faahin ah ee intaas dheer Hoos ka Fiiri.

14572905_1815202945391172_1945470181709943031_n

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay