Waxaa la ogaysiinaynaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida Ogadeniya ee ku dhaqan wadanka Maraykayka gaar ahaan Faraca Columbus Ohio inay kasoo qayb galaan Shirkii wadatashiga Soomaalida Ogadeniya.

Shirkan ayaa waxaa Lagaga tashan doonaa xaalada kala yaaca ah ee Gumaysiga Itoobiya iyo Ogadeniya. Hadaba waxaa loogu baaqaynaa dhamaan shacab waynaha Soomaalida Ogadeniya oo idil inay kasoo qaybgalaan shirkan.

Faah faahinta goobta iyo wakhtiga la qorsheeyay inuu kulankan qabsoomo waxaad ka dheehan kartaa muuqaalkan hoose ee hamoogaanina.

14516354_1657334904596229_6542353354276592911_n

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay