Waxaan Ogaysiinaynaa dhamaan Shacabwaynaha Somaliyeed ee ku dhaqan wadanka Maraykanka gaar ahaana Kuwa ku dhaqan Menneapolis iyo agagaarkeeda in ay qaban doonaan Riwaayad Halgameed Jaaliyada Ogadeniya ee ku dhaqan wadanka Maraykanka waxana  loogu magac daray Riwaayadan

“Anoon Gobonimo Hantiyin Walee Geediga Ma Furo”

Waxaa kasoo qayb gali doona Fanaaniinta north america iyo xidigaha Oysu Kaftan maahan kulanka OYSU iyo Fanaaniinta North America.

Wakhtiga Goobta iyo Faah Faahinta Hoos Ka Fiiri

 

14671159_1322122881145785_5166532468989788914_n

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay