Waxaan ogaysiinaynaa Dhamaan Shacab-waynaha Somaaliyeed in Idaacada Codka Dadwaynaha Soomaaliyeed ay hawada soo galayso Todobaadkii 4 jeer waxayna soo galaysaa maalmaha Isniinta Arbacada, Jimcaha & Sabtida. Waxay kasoo galaysaa mawjadaha aan hoos idiin ku qeexi doono.

Hadaba waxaan ku war galinaynaa dhamaan shacabka Somaliyeed inay ka dhagaystaan Mawjadahaas.

Faah Faahinta Hoos ka Fiiri

img-20161015-wa0028

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay