Kooxda Kacaan Waxay kamid tahay Jaaliyada Ogadenia ee Bariga Afrika  , waxayna ka Howlgashaa Deegaanka Xagardheer ee Xeryaha Qaxootiga  Dhadhaab, Waa koox halgameed isu taagtay garab istaaga Halganka  ka socda  wadanka Ogadenia  hormoodkana  u tahay Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadenia. Kooxdan Kacaan ayaa  waxaa looga bartay Sugaan halgameed Xiliga la jaanqaada, Muqaalo badan ood Todobaadanan ka daawan toontaa  Warbaahinta Ogadenia.

Hoos ka Daawo Hordhaca.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay