Mudaaharaad balaadhan oo ay qaban qaabadiisa iyo qabashadiisaba leedahay Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee UK ayaa Lagu qaban doonaa Magaalooyinka London Manchester Birmingham ee wadanka Ingiriiska.

Banaan baxan wuxuu ka dhici doonaa hadii Alle ogolaado magalada London guriga baarlamaanka Ingiriiska hortiisa.

Dhamaan umada soomaliyeed waxaa laga codsanayaa in ay kasoo qayb galaan waxaana looga caban doonaa taageerada UK ay siiso xukumada Gumaysiga Itoobiya dawlada Britian ayaa waxay siisaa Dhaqaalo badan gumaysiga Itoobiya.

Wixii Faah Faahin ah Goobta iyo Goorta Hoos ka Fiiri.

 

img-20161017-wa0076

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay