Halkan ka daawo Filim laga duubay Banaanbax Balaaran Oo Ay Qabteen Jaaliyada Somalida Ogaden Ee Mn DEC 3 2011
Hoos ka daawo filim laga soo diyaariyey Banaanbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo waftigii Itobiyaanka ahaa oo ka dhacay Minneapolis.
Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=6621















maansha allaah waxbaa ka dhacay meesha wax aan leeyahay jaaliyda s. ogadenya ee mnps guul guul aad ayaan idiinku mahad celinayaa halkaas ka siiwada aaan idin leeyahay waynu guulaysan insha allaah guul iyo gobanimo
maashaallah wacadaraha aay muujiyeen jaliyada mn ee wadanka mareeykanka ,oo quusiyay gumeeysigii damaca xumaa ee doolka ku yimid minnisota ,waaxaanu idin leenahay guuleeysta halkaana kasii wada guul iyo gobanimo