Gabadh uu dhalay Kaligii taliyihii bakhtiyay ee Woyaanaha Meles Zinawi oo lagu magacaabo Semhal Meles ayaa weerar culus ku qaaday kooxda Woyaanaha ee TPLF.

Semhal ayaa sheegtay inay madaxda kooxdu aysan daacad ka ahayn sidii ay wadanka u hogaamin lahaan. Waxay sheegtay in xisbiga TPLF oo lagu waday in maamulkiisa lagu wareejiyo masuulin cusub oo dar dar galisa bakhtigii aabeheed kadib ay wali gacanta ugu jiraan hadhaadigii lasoo shaqeeyay Kaligii Taliye Zenawi oo sheegay inay shaqada ka fadhiisteen waa hore balse dib ugu soo laabtay.

Muuqaalkan hoose ayay Semhal Meles kaga hadlaysan qaabka ay munaafaqada iyo khayaadama ugu dhaqmayaan kooxda TPLF ee wakhtigoodu uu gabaabsiga yahay ee daawasho wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay